<img height="1" width="1" style="display:none" src="https://www.facebook.com/tr?id=217692713112966&amp;ev=PageView&amp;noscript=1">

Sidee bay HelloLilly kuu caawini kartaa?

Ka qeyb qaado waxa ay macaamiisheena ka yidhaahdeen HelloLilly

Radwanliten-1320x0-c-default

Radwan wuxuu shaqo ka helay bakhaar in ka yar 2 todobaad keliya

"Si degdeg ah ayaan shaqo ku helay, goob shaqo ayay Lilly ii diireen maalintii ku xigtayna  wareysi shaqo ayaa la iiga yeeray!"

Sara H

Sara waxay Norway ka heshay shaqo iibiye ah

"Waxaan doortay HelloLilly oo aan markii horay TikTok ku arkay. Si degdeg ah ay ila xiriiryeen shaqo-bixiye oo i shaqaaleeyey."

IMG_3799

Axmed waxuu shaqo
ka helay makhaayad
1 maalin gudaheed

"Waxaan doortay HelloLilly oo caawimaad degdeg ah aan ka helay.Waxay ii habeeyeen wareysi shaqo (maqaahida Shotluckan) oo isla markiiba i shaqaaleeyey"